Akhriso Warmurtiyeedka shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee DFS & 3 maamul goboleed.
30 Okt 2024 (Puntlandes.com) Waxaa Warmurtiyeed laga soo saaray shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee madaxda DFS & Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.
Shirkaan oo uu ka baxay madaxweynaha Jubaland ayuu madaxweyne Xasan Sheekh wuxu kasoo saaray in june 2025 ay dhacayso doorashada goleyaasha deegaanka, halka sept na ay dhacayso tan Baarlamaanka & madaxweyaasha dawlad goboleedyada.
Waxaan lahubin sida uu Xasan Sheekh ku fulin karo iyadoo la xusuusto Jubaland oo kula socotay ay qabsoomi wayday june 2024 ooy ku sheegeen inay dhacay doorashada golayaasha deegaanka halka ay ku sheegeen november 2024 inay dhacayso Baarlamaanka iyo madaxweyaasha dawlad goboleedyada.
Waxaan qayb ka ahayn warmurtiyeedka Puntland iyo Jubbaland.