Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo shaacisay heshiis dhexmaray xisbiyada KAAH, Mideeye, Runcad & Shaqaalaha ee dhisida Maayirada Garowe, Dangorayo & Godobjiiraan

02 Nov 2024 (Puntlandes.com) Wasaaradda Arrimaha Gudaha dawladda Puntland ayaa shaacisay heshiis dhexmaray xisbiyada KAAH, Mideeye, Runcad iyo Shaqaalaha ay ku heshiiyeen in Maayirada degmooyinka Garowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan ay qaadato Dowladda Xisbigeeda KAAH, halka ku-xigeenada xisbiga Mideeye.

About The Author