Gudiga Anshaxa, Xalinta Khilaafaadka & Kormeerka Doorashooyinka Somaliland oo ganaax lacageed ku riday Wasiir Buuni

04 Nov 2024 (Puntlandes.com) Gudiga Anshaxa, Xalinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka SL oo ganaax lacageed ku riday Wasiirka Wasaardda Xidhiidhka Goloyaasha iyo Arimaha Dustuurka Cabdnaasair Muxumed Xasan Buuni.

Guddiga ayaa ku ganaaxay wasiirka oo isla markaasna ah Afhayeenka Xisbiga Muuse Biixi lacag dhan 10 malyan oo Shilinka Somaliland ah iyo inuu raaligelin bixiyo.

About The Author