Wasiirkii u horreeyey oo ka soo jeeda Puntland ayaa iska casiley DFS

05 Nov 2024 (Puntlandes.com) Wasiir kuxigeenkii wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Xildhibaan Sadam Maxamuud cabdi ayaa iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu kahyey maamulka uu madaxweynaha ka yahay xasan Sheekh.

Xildhibaan Sadam ayaa noqonaya wasiirkii u horreeyey oo ka soo jeeda Puntland oo xilka iskaga casiley khilaafka Puntland iyo madaxda DFS.

About The Author