Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka Jarmalka kula heshiiyey in la soo celinayo Soomaalida

05 Nov 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo iminka ku sugan dalka Jarmalka ayaa madaxda dalkaas kula heshiiyey in la soo celinayo Soomaalida dalkaasi, sida uu ku warramay wargeyska dalkaasi u weyn ee Bild.

Dalalka kale ee Yurub ayuu sidoo kale marayaa madaxweynuhu, iyadaoo qodoba uu kala hadlayo ay ka mid tahay xaaladda Soomaalida dalalkaasi iyo in dhalinyarada Soomaaliyeed lagu celiyo Soomaaliya.

About The Author