RW Xamse oo soo saaray dikreeto magaca looga beddelayo Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
09 Nov 2024 (Puntlandes.com) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa soo saaray dikreeto magaca looga beddelayo Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta.
Wasaaradda ayaa magaceeda cusub waxaa laga dhigay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka.
Puntlandes.com