Jubaland oo eedeyn culus ujeedisay dawladda Federaalka
09 Nov 2024 (Puntlandes.com) Jubaland ayaa ku eedeysay dawladda Federaalka in ay diidan tahay la dagaalanka Argagixisada, ciidamadana u isticmaalayso dhexgalinta siyaasada, waxayna Jubbaland ka digtay in ficilada ka dhasha ay masuuliyadooda qaadayso DFS.