Muuqaal: DFS oo Laasnaacood gaaray si ay uga ansaxsato Dastuurka wax ka bedelka ay wado
09 Nov 2024 (Puntlandes.com) Wafdi ka socda Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Laasnaacood ee xarunta maamulka SSC-Khaatumo.
Guddiga oo ka socda Wasaaradda arimaha Dastuurka iyo guddiyaga wax ka bedelka dastuurka ayaa Laascaanood u gaaray inuu ´ka ansaxsado wax ka bedelka Daatuurka gaar ahaan Cutubyada 5-9 aad ee Dastuurka, kaasoo uu wado Xasan Sheekh.