RW Xamse oo lakulmay wafdi ka socda dowladda Kenya oo DFS ergo ugu dirtay Kismayo
12 Nov 2024 (Puntlandes.com) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmay wafdi ka socda dowladda Kenya oo ay Dawladda Federaalku ergo ugu dirtay madxaweynaha Jubaland Axmex Madoobe.
Xubnaha wafdiga oo kala ahaa Amb Mahboub Moallin, Amb Mohamed Abdi Affey iyo Hon Abdirahman Ali Hassan Colow kana soo jeeda Beesha Xamse ayaa waxa madaxweyne Xasan Sheekh ka dalbaday inay ogolaysiiyaan Axmed Madoobe rabitaankiisa.
Ergadaan ayaa kasoo kicitintay magaalada Kismaayo oo kula kulmeen Axmed Madoobe waxayna labada dhinac u gudbiyeen doodahooda ah in xiisada hoos loo dhigo.