DFS oo u yeertay safiirka Denmark u jooga Soomaaliya

16 Nov 2024 (Puntlandes.com) Wasaaradda arrimaha dibada Soomaaliya ayaa u dirtay qoraal safiirka Denmark u jooga Soomaaliya, taas oo ay kaga dalbatay in uu yimaado xarunta wasaaradda Arrimaha dibada 19ka bishan November.

DFS ayaa wax ka weydiinaysa hadalo uu kajeediyey magaalada Hargeisa, markii uu ka hadlayay kormeerkii doorashadii Somaliland ka dhacday todobaadkaan, oo uu korjoogtadii caalamka kamid ahaa.

About The Author