Muuqaal: Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo qaatay Shahaadada Musharaxnimada xilka Madaxweynaha Jubbaland.
23 Nov 2024 (Puntlandes.com) Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa qaatay Shahaadada Musharaxnimada xilka Madaxweynaha Jubbaland.
Madaxweyne Axmed Madoobe “Dastuurkaa ii diiyaya inaan iska jooge, waxaa kaaga filan Waraaqdii DFS soo saartay ee ahayd hadduu na diido madaxweyne ma ahan….aniga haddii la idoorto waxaan madaxweyne u noqonayaa Jubland”
Inta la xaqiijiyay sadex Musharax ayaa madaxweyne Axmed Madoobe kula tartami doona xilka madaxweynaha Jubaland ee e 2024-2029, kuwaas oo kala ah Feysal Maxamed Mataan, Abubakar Cabdi Xassan iyo Dr Cabdi Xasan Xajiin.
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Jubland maamulayey tan iyo 2011kii.