Wasiirka Arimaha Gudaha oo magacaabay xoghayaha dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo
24 Nov 2024 (Puntlandes.com) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa wuxuu Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo u magacaabay Cabdiqani Cabdiraxmaan Faarax (Geesaweyne).
Cabdiqani Cabdiraxmaan Faarax (Geesaweyne) ayaa horey usoo noday Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo.