DFS oo Waraaq ku saabsan dawladda Jubaland udirtay Beesha Caalamka “waa sharcidarro”
27 Nov 2024 (Puntlandes.com) Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Waraaq saabsan dawladda Jubaland udirtay Beesha Caalamka, taas oo ay ugu gudbisay Qaraarkii Golaha Wasiiradda ay ku sheegeen inay sharci daro ahayd doorashadii madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo soo xulidii Xildhibaanada Baarlamaanka.