DEG DEG Maxkamadda Kismayo oo soo saartay WAARAN lagu soo qabanayo MD Xassan Sheikh Maxamuud Culusow, Ina Suuban Sabriye Ahmed…
27 Nov 2024 (Puntlandes.com) Maxkamadda Degmada Kismayo ee Dawladda Jubaland ayaa soo saartay Waaran lasoo qabasnayo madaxweynaha DFS Xassan Sheikh Maxamuud Culusow, Ina Suuban Sabriye Ahmed, ku dhashay Jalalaqsi.
Maxkamadda Kismayo oo ku eedaysay madaxweynaha Khiyaano qaran, taageerid Argagixiso iyo cadow Soomaaliyeed ayaa loo cuskatay Qodobada 184aad, 186, 190, 217, 219, 221, 222 iyo 223….iyagoo qodobadu yihiin xabsi daa’in iyo Dil Toogasho ah.