DFS oo Itoobiya ku eedaysay in Ciidamadeedu qas ka wadaan gobolka Gedo

06 Dec 2024 (Puntlandes.com) DFS ayaa ku dhawaaqday in ay Itoobiya ciidankeedu farogelin iyo iska horkeen Beelaha ka wadaan gonbolka Gedo.

Soomaaliya ayaa sheegtay in ay Madax banaanideeda difaacayso, QM iyo Caalamka ayay ugu baaqday DFS in ay cambaareeyaan talaabada Itoobiya ciidamada kugalinayso Soomaaliya.

Baladxaawo, ayay maanta DFS doonaysay in ay kuxirto wasiirka Amniga Jubbaland, hayeeshee ciidanka Itoobiya iyo Maamulka Jubaland ee Doolow ayaa ka hortagay.

About The Author