Muuqaal: Wasiirka Amniga Jubaland Gen Dhuumaal oo warbixiyey qaabkii uu uga baxay Baladxaawo, wixii dhexmaray ragii Muqdisho laga soodiray una mahadceliyey….
06 Dec 2024 (Puntlandes.com) Wasiirka Amniga Jubaland Gen Dhuumaal ayaa warbixiyey qaabkii uu uga baxay Baladxaawo oo ay ku soo weerareen Ciidan ay dawladda Federaalku ku soo amartay inay soo qabtaan.
Wasiirka ayaa sidoo kale ka warbixiyey wixii dhexmaray ragii Muqdisho laga soo diray isagoo uga digay DFS inaysan dalka gelin halis iyo fdagaal Qabiil.
Wasiirka ayaa u mahadceliyey dawladda Itoobiya iyo Saraakiisheedii oo ka soo badbaadiyey magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo.