Xildhibaan Xasan Firinbi oo raalligeliyey Askeri Boolis oo uu ku gacan qaaday gudaha Golaha Shacabka

07 Dec 2024 (Puntlandes.com) Xildhibaan Xasan Firinbi ayaa raalli gelin siiyay Isbatoore Xuseen Maxamed Xasan oo ka mid ahaa Askarta Ilaalada Xarunta Golaha Shacabka, isagoo Xildhibaanku uu ugu gacan qaaday gudaha Golaha Shacabka.

Xildhibaano ka tirsan labada Aqal iyo Habdhowraha Golaha ayaa qayb ka ahaa dadaalka lagu xalinayay arrintaas, waxaana ay ugu dambeyn soo dhamaatay maanta oo Sabti ah.

About The Author