Muuqaal: Wasiirka Amniga DFS “Waxaan u nimid Garbahaarey inaan doorasho qof iyo cod ah kaqbano, Axmed isagaa diiday dawladda”Muuqaal:
22 Dec 2024 (Puntlandes.com) Wasiirka Amniga Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan magaalada Garbahaayrey ee gobolka Gedo ayaa caddeeyey in uu maamulka Xasan Sheekh u qorsheeyey Jubaland inay doorasho qof iyo cod ah ka dhacdo 8 degmo kuwaas oo 6 ka mid ah yihiin gobolka Gedo.
Wasiirka ayaa sheegay inay 2 degmo ee gobolka Jubada Hoose ee Kismayo iyo Afmadow uu Axmed diidi karo laakiin uusan diidi karin ayna ka qabanayaan 6da degmo ee gobolka Gedo.
Wariir Fartaag ayaa yiri “Waxaan u nimid Garbahaarey inaan doorasho qof iyo cod ah kaqbano, Axmed isagaa diiday dawladda”
Puntlandes.com