Jubaland: Waxaan cambaaraynaynaa duulaanka qaawan ee uu Xasan Sheekh kusoo qaaday Jubaland
23 Dec 2024 (Puntlandes.com) Dawladda Jubaland ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay waxay waxay ku sheegtay inuu madaxweynaha DFS Xasan Sheekh si bareer ah ugu hawlan yahay burburinta Jubaland.
Jubaland ayaa warsaxaafadeedka ku tiri “Waxaan cambaaraynaynaa duulaanka qaawan ee uu Xasan Sheekh kusoo qaaday Jubaland”