Xasan Sheekh oo wasiirkiisa Arrimaha Dibadda udiray Qaahira si uu ugala soo hadlo Heshiiskii Ankara

23 Dec 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo dhawaan dalka Turgiga heshiis kula saxiixday Ra´iisul wasaaraha Itoobaya Abiy Axmed kaas oo ay Masar iyo Eriteria ka caroodeen ayaa waxa uu wasiirkiisa Arrimaha Dibadda u diray Qaahira si uu ugala soo hadlo heshaas.

Wasiir Fiqi oo shalay gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, ayaa wada hadallo rasmi ah halkaas kula leh dhiggiisa dalka Masar Mudane Badar Cabdilati.

Hoos ka akhriso warsaxaafaeed uu soo saaray maamulka Xasan Sheekh:

About The Author