Xasan Sheekh oo wareeray “Itoobiya waa walaal dhigooda noo huray badna xaqbay uleeyihiin…Itoobiya waa cadow….
23 Dec 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh maalmo ka hor ayuu Turkiga ka lahaa Itoobiya waa walaahayo waxay noo daadsheen Dhiigooda si ay Soomaaliya uga dhigaa nabad, waana la heshiinay, inay Bad helaana XAQ bay u leeyhiin, waana siinaynaa Bad.
Maantana wuxuu shaaciyey in wafdi heer sare ah oo isaga ka socda ay Addis Abeba ku sugan yihiin iyagoo Itoobiya kala hadlaya fulinta Heshiiskii Ankara ee badda Soomaaliyeed siinayey Itoobiya.
Caawana wuxuu soo saaray waraaq kale oo uu ku leeyahay waa caddow Itoobiya!!!!
Xasan Sheekh markee buu saxsan yahay, mise ku macaashay ka cararkii dadkiisa???