Muuqaal: Wasiirka Maaliyadda DFS oo sheegay in Somalia ay diiday inay DAYN qaadato Bankiga Aduunkuna uu usii wadayo Deeqdii
30 Dec 2024 (Puntlandes.com) Wasiirka Maaliyadda Dawladda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa sheegay in Soomaaliya ay iska diiday inay DAYN qaadato, Bankiga Aduunkuna uu go´aansaday inuu usii wadayo Deeqdii uu siin jiray Soomaaliya.
Wasiir Biixi Imaan Cige “Soomaaliya ayaa noqotay dowladdii ugu horeysay ee iyadoo deyn laga dhaafay loo siiwado deeqda Bangiga Adduunka”