Muuqaal: Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Puntland “Belo oo dhan Gobolka Bari ayaa la soo geliyey, guumaysi Argagixiso ah ayaa la idinka xorraynayaa”
02 Jan 2025 (Puntlandes.com) Guddoomiye ku xigeenka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Maxamed Baarre Shire oo khudbad ka jeediyey kulan uu la yeeshay Odayaasha Dharjaale ayaa sheegay inay ku hawlan yihiin xoraynta dadka deeganka oo cadow haysto.
Guddoomiye Baarre ayaa yiri “Belo oo dhan Gobolka Bari ayaa la soo geliyey, guumaysi Argagixiso ah ayaa la idinka xorraynayaa qoryaha inaad qaadataan ayaa la rabaa marka 2 jifi isku dilaysanba wad dagaalantaanne”