Dowladda Itoobiya oo shaacisay in DFS u oggolaatay kamid noqoshasa Ciidamada Nabad-ilaalinta Soomaaliya AUSSOM
03 Jan 2025 (Puntlandes.com) Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in dawladda Federaalka Soomaaliya u oggolaatay kamid noqoshasa Ciidamada Nabad-ilaalinta Soomaaliya ee EUSSOM, taasoo ay si adag horay u diidanayd DFS.
Wasiirka Difaaca Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegey in ciidamada Itoobiya ay ”dhiigga iyo dhuuxa” u shubeen xasiloonida Soomaaliya.