Maamulka gobolka Gedo oo soo saaray Warsaxaafadeed ay xadgudubka maamulka Xasan Sheekh ka wado gobolka Gedo iyo digniinku saabsan Gudoomiyihii hore
06 Jan 2025 (Puntlandes.com) Maamulka gobolka Gedo ayaa soo saaray War-saxaafadeed ay uga hadlayaan hab dhaqanka sharciga baal marsan ee uu maamulka Xasan Sheekh ka wado qeybo ka mida gobolka Gedo iyo in aan lagu kadsoomin warqadaha marin habaabinta ah ee uu soo saaro Gudoomiyihii hore ee gobolka oo ku eedeysan xatooyo xoolo dadweyne.