Jubaland ”ha lasoo celiyo Cunaqabatayntii Hubka, Hawada dib ha loo celiyo”
09 Jan 2025 (Puntlandes.com) Warsaxaafadeedka Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Jubaland ayaa waxaa looga soo saaray go´aano waawayn oo masiiri ah.
1. In loogu celiyo maamulka xasan Sheekh Cunaqabatayntii Hubka.
2. In maamulkaas Hawada uusan maamuli Karin dib loo celiyo.
3. In Jubaland ay Caalamka si Madaxbanaan ula macaamiisho, maadaam ayasan Soomaaliya ka jirin dawlad.