Muuqaal: MD Xasan Sheekh oo 17 feb 2024kii kacabanaya sidii Fooshaxumayd ee dawladda Itoobiya ula dhaqantay & heshiiskii sharcidarada ahaa ee ay la gashay Muuse Biixi

11 Jan 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo shirkii AU 17 feb 2024kii oo ah markii u dambaysay Addis Ababa ka cabanaya sidii foosha xumayd ee dawladda Itoobiya ay ula dhaqantay iyo heshiiskii sharcidarada ahaa ee Abiy Axmed la galay Muuse Biixi.

Maanta ayuu madaxweyne Xasan Sheekh markaas kadib booqday isagoo heshiis la galay Abiy Axmed una ogolaaday inuu badda Soomaaliya qayb ka helo, halkaan ka akhriso heshiiska.

About The Author