Maamulka Xasan Sheekh oo war kasoo saartay howlgalka ka dhanka ah Argagixisada ee Puntland
14 Jan 2025 (Puntlandes.com) Maamulka Xasan Sheekh ayaa markii u horaysay war kasoo saartay howlgalka ka dhanka ah Argagixisada ee Puntland.
Maamulka ayaa sheegay inay u ducaynayaan Askartii ku geeriyootay iyo kuwa ku dhaawacmay Hawlgalkaas.