Samaynta Dastuurka uu wado Hogaamiye Firdhiye oo ay kahorjeesten ku dhawaad 20 xildhibaan oo tirsan Golaha SSC-khaatumo
15 Jan 2025 (Puntlandes.com) Waxaa ka horjeestay samaynta Dastuurka uu wado samayntiisa Hogaamiye Firdhiye ku dhawaad 20 xildhibaan oo tirsan Golaha SSC-khaatumo, kaasoo ka kooban 45 xubnood.
Hoggaamiye Firdhiye iyo ku-xigeenkiisa ayaa sidoo kale isku khilaafsan hannaanka looga baxayo Kumeel-gaadhnimada, iyada uu ku-xigeen Shiine la safan yahay xildhibaannada bayaanka soo saaray.