Akhriso oo soo saartay Warmurtiyeedkii Puntland ee faah-faahinayey sababta ay uga qeybgeli weyday Shirka High Level Partnership Forum ee Xamar
30 july 2015 (Puntlandes) Dawladda Puntland waxay uga Mahadcelinaysaa Beesha Caalamka shaqada wanaagsan ee ay u hayaan Ummadda Soomaaliyeed iyo dadaalada joogtada ah ee ay ugu jiraan sidii ay soomaaliya uga bixin lahaayeen xaaladda ay maanta ku jirto.
Isla markaana waxay Dawladda Puntland ka cududaaraneysaa ka maqnaanshaha Shirka High level Partnership Forum 29 julay
Shirkaas oo ay Dawladda Puntland u aragto shir ummadda soomaaliyeed wax weyn ugu fadhiya, hadana Dawladda Puntland iyadoo og muhiimada shirkaas uu ku fadhiyo waxay halkaan ku caddeynaysaa inaan shirkaas aysan ka qay-galin sababaha soo socda owgeed
Sida ku cad Qodobka 4-aad ee Axdigii ay ku dhisantay Puntland sannadkii 1998-dii Dawladda Puntland waxaa loo asaasay doonista iyo dhismaha Dawladd Soomaaliyeed oo Federaal ah.
Halkan ka akhriso Warmurtiyeedkii Dawladda Puntland