Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xubinimadii Golaha shacabka ka xayuubiyey Xildhibaan Abiib

15 March 2025 (Puntlandes.com) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo qoraal soo saaray ayaa Xildhibaan Cabdullahi Xaashi Abiib oo ka tirsan Golaha Shacabka waxa uu ka xayuubiyey xubinimadiisii Golaha.

Aadan Madoobe ayaa ugu baaqay hay’adaha ku shaqada leh in ay soo buuxiyaan kursiga lambarkiisu yahay Hop#201, kaas oo uu sheegay inuu ka qaaday Xildhibaan Abiib.

About The Author