Xildhibaano ka badan 100 oo ka hor yimid Xasaanad kaxayuubintii Xildhibaan Maxamed Abiib

15 March 2025 (Puntlandes.com) Xildhibaano ka badan 100 ayaa ka hor yimid Xasaanad kaxayuubintii Xildhibaan Maxamed Abiib, taas oo uu soo saaray gudoomiyer Aadan Mdaoobe.
Xildhibaan Abiib ayaa wuxuu in muddo ah daba socday Mashaariic uu musuqmaasuqay iyo Maamul xumada maamulka Xasan Sheekh, taas oo malaynayo sababta loo weeraray iminka.
Xildhibaan Abiib ayaa waxa uu Golaha kasoo galay Gobolka Awdal, isagoo ilaa bilowgii ku hawlanaa soo bandhigidda musuqa madaxda DFS.



