Sawirro: Ciidanka oo dilay labo Ajaanib Argagixisada Daacisha kana qabsaday gaari Iska-rogo ah, laba gaari oo ay furfureen, hubka noocyaddiisa kala duwan, Mootooyin, saad, sahay & agabyo kale

15 March 2025 (Puntlandes.com) Ciidanka Puntland ayaa dilay labo Ajaanib Argagixisada Daacish ah, sidoo kale waxay Ciidanku qabsadeen gaari Iska-rogo ah, laba gaari oo yar yar oo ay furfureen, hubka noocyaddiisa kala duwan, Mootooyim, saad, sahay iyo agabyo kale oo muhiim ah.

Hawlhalka oo Ciidanku ku ugaarsanayo Firxadka Argagixisada Daacish waxaa uu ka dhacay deegaannada Godmadow ee Curaar Lugta Laasku Wehelle iyo Isha Dharabato oo ka tirsan togga Jaceel.

About The Author