Muuqaal: Taliyaha Ciidanka Boliiska DFS oo Magaalada Muqdisho ka sagootiyey Ciidamo Boliiska katirsan oo ku biiraya Ciidamada furimaha ku sugan ee dagaalka kula jira Khawaariijta

17 March 2025 (Puntlandes.com) Taliyaha Ciidanka Boliiska DFS Gen Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Magaalada Muqdisho ka sagootiyey Ciidamo Boliiska katirsan oo ku biiraya Ciidamada furimaha ku sugan ee dagaalka kula jira Khawaariijta.