DFS oo sheegtay in la weeraray Kolonyo gaadiid ah oo galbinaysay Madaxweynaha Soomaaliya

18 March 2025 (Puntlandes.com) Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 10:32AM ee saaka la weeraray Kolonyo gaadiid ah oo galbinaysay Madaxweynaha Soomaaliya oo kusii jeeday furimaha dagaalka, waxaana la xaqiijiyey in shacab Soomaaliyeed ay dhimasho & dhaawac weerarkaas kasoo gaartay., halkaan ka fiiri sawirrada Gaariga.
Dawladda ayaa sheegtay in ciidanka Xoogga dalka ay ka go`an tahay sidii loo ciribtiri lahaa kooxaha Argagixisada ee nabadda, horumarka, Dawladnimada & Noloshaba u diidan dadka Soomaaliyeed.
