Daawo sawirradda Ciidamada Puntland oo howlgallo ka wada Togga Miiraale

19 March 2025 (Puntlandes.com) Ciidamada geesiyaasha ah ee Dowladda Puntland ayaa 72 saac ee u dambeysay howlgallo ka wada Togga Miiraale, iyagoo dilay xubno kamid ah firxadka argagixisada Daacish.
Ciidamada Difaaca Puntland ayaa inta uu howlgalku socday cagta mariyay saldhigyo ay firxadka argagixisadu ku dhuumaaleysanayeen, waxaan ay gacanta ku dhigeen agab ciidan oo argagixisada Daacish ay lahayd.
















