MD Deni oo dalbaday loo soo gudbiyo Xogta Liisaska shaqaalaha, lataliyayaasha, mudada ay xilalka hayeen, agaasimayaasha guud, Agaasime waaxeedyada ee…..

03 April 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dawladda Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa warqad u diray Wasaaradaha iyo Hay´adaha kala duwan ee dowladda, taasi oo loogu dalbay in ay soo gudbiyaan Xogta Liisaska shaqaalaha, la-taliyayaasha, mudada ay xilalka hayeen, xogta agaasimayaasha guud, Agaasime waaxeedyada ilaa madax-qaybeedyada.
