Muuqaal: DFS oo shaacisey in aanu adeeg dowladeed helayn qof aan haysan Aqoonsiga Qaranka

07 April 2025 (Puntlandes.com) Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisey in aanu adeeg dowladeed helayn qof aan haysan Aqoonsiga Qaranka.
Talaabadaan ayaa ka dhigan in Baasaboorka iyo shahaadooyinka kale ee Federaalka qaadashadooda lagu xirayo kaarka Aqoonsiga DFS, taas oo Puntland ay ka mid tahay deegaannada laga diiday aqoonsiga DFS.