Golaha Wakiiladda Somaliland oo xukumadda ugu baaqayaa inay u diyaar garawdo sugidda & ilaalinta xuduudaha Qaranka

12 April 2025 (Puntlandes.com) Golaha Wakiilada Somaliland oo fadhi ka yeeshay socdaalka RW Xamse ee magaalada Laascaanood ayaa soo saaray go´aan adag oo uu ku saxiixan yahay gudoomiyaha golaha oo Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) oo kasoo jeeda gobolka Sool.
Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa wuxu xukumadda ugu baaqayaa in ay u diyaar garawdo wax ay ugu yeereen sugidda iyo ilaalinta xuduudaha Qaranka.

