Daawo Barnaamij dhamaystiran: Prof Galayr oo ku dhawaaqay Gudigii wadahalka la geli lahaa Somaliland
9 Nov 2015 (Puntlandes) Prof Cali Khaliif Galayr oo ah madaxweynaha Khaatumo ee fadhigiisu yahay Tuulada Balicad ayaa maanta isku shaandheeyey Golihiisa wasiirada.
Galayr ayaa sidii caadada u ahayd si xad dhaafa u eedeeyey dawladda Puntland, isla markaasna waxa uu ku dhawaaqay Gudi ka kooban 5 xubnood oo wada hadalo la laga Somaliland waxayna kala yihiin sidatan:
- Xismaan Xasan Xaaji Cumar
- Cali Ciise Cabdi
- Nuur Maxamed Gaas
- Maxamed Cabdiraxmaan Xaaji Ibraahim
- Cabdirashiid Macalin Faarax
Daawo Prof Galayr
Puntlandes.com