Daawo Video: Mohamed A. Ali Igaal oo Cambaareeyey Xariga wariye Jaamac Deperani

21 Nov 2015 (Puntlandes) Mohamed Abdiqadir Ali Igaal ayaa Cambaareeyey Xariga Shrci darada ah ee uu Wasiirka Warfaafinta Puntland Soocadde u gaystay wariye Jaamac Deperani oo ah wariye ka hawl gala TV ga Somali Chennel Garowe.

157ac2

Igaal ayaa ka dalbaday dawlada uu madaxweynaha ka yahay madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas inay Waraahinta ka dayso Carurinta, Xagajuglaynta iyo xariga ay ku hayso wuxuuna yiri ”Warbaahinta wa in laga daayo caburinta”

157cb3

Igaal o oka hadlaya u hogaansamida Sharciga Puntland ayaa yiri ”Xariga wariyaha waa ku CREEB Punytland”

Daawo Mohamed Abdiqadir Ali Igaal


Puntlandes.com

About The Author