Dhagayso: Galmudug ”Sida dawlada Somalia ku dhawaaqday Galmudug waxay ka kooban tahay labada Gobol ee Mudug & Galgaduud”
27 Nov 2015 (Puntlandes) maanta ayaa maamulka Galmudug ee aan Dastuurkii lagu Heshiiyey aan waafaqsanayn ee ay DFS taageerto waxay sheegteen inay ka taliyaan oo leeyihiin sida ay DFS u aqoonsatay labada gobol ee Mudug iyo Galgaduud.
Xildhibaan ka tirsan maamulkaas Sharci darada ah ayaa yiri ”Sida dawlada Somalia ku dhawaaqday Galmudug waxay ka kooban tahay labada Gobol ee Mudug & Galgaduud”
Dhagayso anagaa leh Mudug
Puntlandes.com