Dhagayso: Dawladda Puntland oo ku dhawaaqday inay Dhismihii wadada ee Gaalkacyo ay Berri bilaabi doonto
28 Nov 2015 (Puntlandes) Puntland ayaa sheegtay inay berri dib u billaabayoso dhismaha waddii laamiga ahayd oo ay soo weerareen Malayshiyada maamulka Galmudug,taasoo uu ka abuurmay dagaal u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug.
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo saxaafadda kula hadlay maanta magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in dib maalinta berri ah u bilaabi doonaan dhismaha waddada laamiga ah ee ay soo weerareen Malayshiyada maamulka aan Sharcida haysan ee Galmudug.
Dhagayso Wasiiru dawlaha
Puntlandes.com