Madaxweynaha Jubbaland oo Garowe laga sugayo maanta
29 Nov 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobeayaa waxaa iminka laga sugayaa Caasimada Puntland ee Garowe.
Madaxweynaha Jubbaland ayaa u imaanaya Puntland sidii uu door uga qaadan lahaa dajinta Colaada ka aloosan magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, oo uu shalay ka dhacay Dagaal.
Qabanqaabada soo dhoweynta Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka socota magaalada Garowe ee Caasimada Puntland.
Puntlandes