Galmudug ”Dhibaatada Gaalkacyo waa Puntland oo aaminsan Federaal Isir ah & Galmudug oo aaminsan Federaal Deegaan ah”

29 Nov 2015 (Puntlandes) Maxamed Xaashi Cabdi Carabeey oo ah madaxweyne kuxigeenka maamulka Galmudug ayaa waraysi uu siiyey Idaacadda BBC ku  sheegay inay Colaada Gaalkacyo ay ku salaysan tahay Puntland oo aaminsan Federaal Isir ah halka ay Galmudug aaminsan tahay Federaal Deegaan ah.

159d2

Hadalka Carabeey ayaa cadaynaya inuu maamulka ka kooban Gobol iyo barka ee Galmudug, oo taageero ka helaya Kooxda DAMUL  JADIID, Dagaalka usoo qaaday si uu u qabsado Gobolka Mudug oo dhan si uu u helo dawlad ka kooban labo Gobol taasoo Dastuurka waafaqsan.

Laakiin su’aasha iswaydiinta mudan ayaa ah ma u suutrtoobaysaa Riyada iyo Damaca waalan ee Kooxda DAMUL  JADIID

Dhagayso Carabeey


Puntlandes.com

About The Author