Dhagayso : Wasiir Odowaa oo Sharxaya meesha ay marayso nabadayntii Colaada Gaalkacyo
6 Dec 2015 (Puntlandes) Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka DFS Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa iagoo waraysi siiyey VOA sheegay in la kala qaaday ciidamada iskaga soo horjeeday magaalada Gaalakacayo, xabbad-joojinnna ay ka dhaqangashay.
Wasiirka ayaa sheegayinay soo kormeereen saldhigyada ciidamada la kala geeyey ayna dhaqan gashay Xabad joojintii iyo Ciidan kala qaadidii.
Dhagayso Odowaa oo waraysi siiyey VOA
Puntlandes.com