Daawo video: Xaglatoosiye Wasiirka C/maadka Somaliland muxuu ka yiri doorashadii Cadaada ka dhacday ee Prof Galayr madaxweynaha Khaatumo loogu doortay

0

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan ciise Xaglotoosiye ayaa wuxuu ka hadlay doorashadii ka dhacday Cadaada Saaxdheer ee lagu doortay Prof Galayr madaxweynaha Khaatumo.

Xaglatoosiye ayaa yir waqtigii SSC da mucaarad buu igu ahaa. Wuxuuna ku sababeeyey in aan loo dhamayn SSC. Xaglatoosiye ayaa yiri isagoo hadalka sii wata ”Anigu dhalinyaro baaban ahayoo waaba iga hoos bixi kartaaye odoga say ka noqotay….”

 

Halkan ka daawo Video

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *