DEG DEG: Guddoomiyiha Maxkamadda Sare lka-Xanaf oo xillka laga qaaday
4 May 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh ayaa goor dhow xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka Avv Ceydiid Cabdullaahi Ilka-Xanaf, kadib digreeto uu soo saaray.
Xasan Sheekh ayaa Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare ee dalka ugu magacaabay Dr. Ibraahim Iidle Suleymaan.
Faahfaahin kala soco Puntlandes.com