Dhagayso: Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo ka hadley dilkii Ign. Cumar Dheere

7 May 2016 (Puntlandes) Maamulka Gobolka mudug Xasan Maxamed Khaliif ayaa ka hadley dilkii loo geystey  AUN Gudomiyihii Ganacsatada Gobalka Mudug ahaana Maareeyihii Shirkada Isgaarsiinta SOMTEL Gaalkacyo Inj Cumar Dheere, isagoo Qarax dhicii lagu dilay Gaalkacyo.

222-6b1

Xasan Maxamed Khaliif ayaa sheegay in aan wali jirin cid losoo qabtey maadaama uu dilku dhacay xilli habeen ah wuxuuna sheegay in ay howlgalo sameyn donaan ayna so xaqijin donaan cida kadanbeysay dilkaas.

Majirto ilaa hada cid sheegatey dilkii Ing. Cumar dheere, waxaana wararku sheegayaan in Dableydii dilka gaysatay ay u carareen dhanka xaafada Baraxleey.

AUN Marxuumka ayaa wuxuu ahaa shaqsi caan ka ah Gobalka Mudug iyo Puntalnd, isagoo ka mid ahaa Waxgaradka aadka looga qiimeeyo Gobolka Mudug iyo Puntland.

Dhagayso

Puntlandes.com

About The Author