Madaxweynihii Hore DFKM Sheekh Shariif & Gaas oo Jabuuti ku Kulmay

8 May 2016 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee Soomaalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxay ku kulmeen  Jabuuti.

Sheekh Shariif  iyo Gaas ayaa kulan ay albaabada u xirnaayeen waxaa ay ku yeesheen Hotelkaas Kambiski Hotel wax yar un kadib markii uu madaxweyne Gaas gaaray magaaladaas Jabuuti.

222-3c8

Warbaahinta Puntlandes ayaa horay u baahisay kulanka Gaas iyo Sheekh Shariif  inuu ka dhici doono Jabuuti ayna halkaas ku balansan yihiin, halkan ka akhri Qoraalkaas

Kullanka Gaas iyo Shariif ayaa waxa uu la xiriiraa Doorashada la filayo inay ka dhacdo Soomaaliya sisha Sep ee sanadkan.

Puntlandes.com

About The Author